الذهب / دولار أمريكي
شراء

XAUUSD Week close

231
XAUUSD waxa uu maraya saacadihii u danbeeyey ee uu week kusoo xidhmi lahaa waxa aan doonaya in uu dib u test gareeyo Daily gap-ka sidoo kale space baan haysta last 3 days movement ah oo aan doonayo in dib loo jaleeco. isla 4Hka u danbeya jimcaha, ayaa suurta gal ka dhigi kara ama weekly Gap weyn ayuu suuqu ku furmi doona, 2 senario ba waxa ay dhiiri galinayan ka hor inta la vailed garyn week start ka 9/12 in laga horeysiyo 13/12.

إخلاء المسؤولية

لا يُقصد بالمعلومات والمنشورات أن تكون، أو تشكل، أي نصيحة مالية أو استثمارية أو تجارية أو أنواع أخرى من النصائح أو التوصيات المقدمة أو المعتمدة من TradingView. اقرأ المزيد في شروط الاستخدام.