CADJPY - waxaan ka filaynaa in fursad sell ah oo mustaqbal leh aan ka helno Isha Allah.
Fursadani waxay qaadan doonaa wakhti, hadaba hadaad ka faa'iidaysanayso fadlan ka taxadar lotka aad isticmaalayso & inta aad khatargalinayso xisaabtaadda.

Nasiib Wacan
Wave Analysis

إخلاء المسؤولية